Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas idinku u yeedha magaca ilaahiinna, oo anna waxaan u yeedhanayaa magaca Rabbiga; oo markaas Ilaahii dab ku soo jawaabaa ha ahaado Ilaah. Markaasaa dadkii oo dhammu jawaabeen oo waxay yidhaahdeen, Kaasu waa hadal wanaagsan.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:19-33