Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay qaateen dibigii la siiyey, wayna qaleen, oo aroortii ilaa duhurkii ayay u yeedhanayeen magicii Bacal, oo waxay lahaayeen, Bacalow, na maqal! Laakiinse cod iyo wax iyaga u jawaabay toona ma jirin. Oo meeshii allabariga oo la dhisay hareeraheeda ayay boodboodayeen.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:25-32