Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal laba dibi ha naloo keeno, oo iyagu dibi ha doorteen, oo ha jarjareen, oo qoryaha ha dul saareen, oo innaba dab yay hoosta ka gelin; oo anna dibiga kalaan qalayaa, oo qoryahaan dul saarayaa, oo innaba dab hoosta ka gelin maayo.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:15-27