Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah wuxuu haddana dadkii ku yidhi, Anigoo keliya ayaa ka hadhay nebiyadii Rabbiga, laakiinse Bacal nebiyadiisu waa afar boqol iyo konton nin.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:20-26