Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah u soo dhowaaday dadkii oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, War ilaa goormaad laba ra'yi u dhexaynaysaan? War haddii Rabbigu Ilaah yahay isaga raaca, laakiinse haddii Bacal Ilaah yahay isaga raaca. Oo dadkiina isagii xataa eray keliya uguma jawaabin.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:15-23