Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii kow iyo soddonaad ayaa Coomrii dalka Israa'iil boqor ka noqday, oo wuxuu boqor ahaa laba iyo toban sannadood oo Tirsaah wuxuu boqor ka ahaa lix sannadood.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:14-26