Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dadkii Coomrii raacay waxay ka adkaadeen dadkii raacay Tibnii ina Giinad. Markaasaa Tibnii dhintay, Coomriina boqor buu noqday.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:15-26