Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Shemer ayuu buurtii Samaariya kaga iibsaday laba talanti oo lacag ah; markaasuu buurta dusheedii magaalo ka dhisay, oo magaaladii uu dhisay magaceediina wuxuu u bixiyey Samaariya, oo wuxuu ku magacaabay ninkii Shemer ahaa ee buurta lahaa.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:23-30