Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii dalka Israa'iil laba meelood u kala qaybsamay; dadkii badhkiis wuxuu raacay Tibnii oo ahaa ina Giinad, oo boqor bay ka dhigteen; badhkii kalena wuxuu raacay Coomrii.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:20-30