Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, hadalkii uu amarkii Rabbiga ku qayliyey ee ka geesta ahaa meesha allabariga oo Beytel ku taal, iyo kulli guryaha meelaha sarsare oo ku yaal magaalooyinka reer Samaariya, hubaal wuu ahaan doonaa.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:27-34