Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu aasay dabadeed ayuu wiilashiisii la hadlay oo ku yidhi, Markaan dhinto igu xabaala xabaashii ninkii Ilaah lagu xabaalay, oo lafahayga lafihiisa ag dhiga.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:27-34