Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxyaalahaas dabadood Yaaraabcaam kama uu noqon jidkiisii sharka ahaa, laakiinse wuxuu dadkii oo dhan ka doortay wadaaddo meelaha sarsare; oo mid kasta oo doonayayba wuu daahiriyey inay jiraan wadaaddo meelaha sarsare.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:27-34