Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, dad baa soo ag maray, oo waxay arkeen meydka jidka lagu tuuray iyo libaaxa meydka agtiisa taagan; oo waxay yimaadeen magaaladii nebiga duqa ahu degganaa, markaasay dadkii u sheegeen.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:17-28