Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu ka tegey ayaa libaax jidkii kaga hor yimid, wuuna dilay isagii; oo meydkiisiina waxaa lagu tuuray jidka dhexdiisa, oo dameerkiina wuu ag taagnaa; libaaxiina wuxuu dhinac taagnaa meydka.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:14-29