Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nebigii isaga jidka ka soo celiyey markuu taas maqlay ayuu yidhi, Waa ninkii Ilaah oo ku caasiyoobay Rabbiga; oo sidaas daraaddeed ayuu Rabbigu isaga ugu gacan gashay libaaxa dildillaacsaday oo dilay, taasuna waa sidii uu ahaa erayguu Rabbigu kula hadlay.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:25-29