Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu kaloo ku sii yidhi isagii, Bal gacanta laabta saar, markaasuu gacanta laabta saaray, oo markii uu ka qaaday, bal eeg, gacantii baras bay yeelatay oo waxay u caddaatay sida baraf cad.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:1-10