Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas yeel inay ku rumaystaan inuu kuu muuqday Rabbiga ah Ilaahii awowayaashood, oo ah Ilaahii Ibraahim, iyo Ilaahii Isxaaq, iyo Ilaahii Yacquub.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:1-14