Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Bal gacanta laabta mar kale saar. Kolkaasuu mar kale gacantii laabta saaray, oo markii uu ka qaaday laabtii, bal eeg, waxay haddana u rogmatay oo u ekaatay sida jidhkiisii kale.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:5-11