Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu watay naagtiisii iyo wiilashiisii, oo wuxuu saartay dameer, wuxuuna ku noqday dalkii Masar. Markaasaa Muuse ushii Ilaah gacanta ku qaatay.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:14-29