Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi Muuse, isagoo Midyaan jooga, Tag, oo Masar ku noqo, waayo, dadkii doondoonayay inay nafta kaa qaadaan way wada dhinteen.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:14-22