Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu Muuse ku yidhi, Markii aad Masar ku noqotid, cajaa'ibyadii aan gacantaada ku riday oo dhan Fircoon hortiisa ku samee, laakiinse anigu qalbigiisaan qallafin doonaa, oo dadka ma uu sii dayn doono inay tagaan.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:12-26