Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Irdaheedii dhulkay ku tiimbadeen, oo qataarradeediina wuu wada burburiyey oo jejebiyey. Boqorkeedii iyo amiirradeediiba waxay dhex joogaan quruumaha, sharcigiina innaba ma jiro, Oo nebiyadeediina xagga Rabbiga waxba loogama muujin.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:5-16