Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuu u qasdiyey inuu baabbi'iyo derbigii magaalada Siyoon. Xadhig buu ku kala fidiyey, oo gacantiisiina kama celin baabbi'inteedii. Wuxuu ka dhigay dhufays iyo derbi inay baroortaan, oo dhammaantoodna way wada jilceen.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:4-11