Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Odayaashii magaalada Siyoon iyagoo aamusan ayay dhulka fadhiyaan, Boodh bay madaxa ku shubteen, oo waxay guntadeen joonyado. Bikradihii Yeruusaalem madaxay dhulka ku foororiyeen.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:4-13