Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidku wuu xooray meeshiisii allabariga, oo meeshiisii quduuska ahaydna wuu karhay, Derbiyadii daaraheeda waaweynna gacanta cadowga buu u geliyey. Oo gurigii Rabbigana way ku dhex qayliyeen sidii maalin iid ah.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:1-13