Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qalbigoodii Sayidkuu ugu qayliyey. Derbiga magaalada Siyoonow, habeen iyo maalinba ilmadaadu ha u qulqusho sida webi oo kale. Nafsaddaada nasasho ha siin, oo yaan ishaadu joogsan.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:10-20