Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sara joogso, oo habeenkii gelinkiisa hore qayli. Qalbigaaga sida biyo oo kale Sayidka hortiisa ugu daadi. Gacmaha xaggiisa ugu hoorso carruurtaada yaryar naftooda aawadeed, Kuwaasoo jid kasta rukunkiisa gaajo ugu itaaldaran.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:11-21