Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuu sameeyey wixii uu ku talaggalay, Oo eraygiisii uu waagii hore amrayna wuu oofiyey. Wuu dumiyey, umana uu tudhin. Oo wuxuu ka dhigay in cadowgu kugu reyreeyo, Oo geeskii cadaawayaashaadana kor buu u taagay.

Baroorashadii Yeremyaah 2

Baroorashadii Yeremyaah 2:8-21