Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, bal i eeg, waayo, cidhiidhi baan ku jiraa. Uurkaa i gubanaya, Qalbigayguna wuu igu dhex rogman yahay, waayo, aad baan u caasiyoobay. Dibadda seef baa igu gablamisa, gurigana geeri baa ii joogta.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:17-21