Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inaan taahayo waa la maqlay, ninnase ima qalbi qaboojiyo. Cadaawayaashaydii oo dhammu dhibaatadaydii way maqleen, oo inaad saas igu samaysay way ku faraxsan yihiin. Waad keeni doontaa maalintii aad ka hadashay, oo iyaguna sidaydoo kalay noqon doonaan.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:17-21