Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan u yeedhay kuwii i jeclaa, laakiinse way i khiyaaneeyeen. Wadaaddadaydii iyo duqowdaydiiba magaalada dhexdeeda ayay ku naf bexeen, Intay doondoonayeen cunto ay nafta ku ceshadaan.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:11-21