Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xagga sare ayuu lafahayga uga soo daayay dab iyaga ka xoog badnaaday. Cagahayga ayuu shabag u kala bixiyey, oo dib buu ii celiyey. Maalintii oo dhan cidla buu iga dhigay, wuuna i taag gabiyey.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:9-14