Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyaydaan dan iga lahayn, kuwiinna i ag marayow? Bal eega, oo fiiriya hadday jirto murug murugtayda la mid ah ee laygu riday, Oo uu Rabbigu igu dhibay maalintii ay cadhadiisa kululu timid.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:10-15