Kitaabka Quduuska Ah

Baroorashadii Yeremyaah 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Harqoodkii xadgudubyadayda gacantiisaa xidhay. Way isku xidhan yihiin oo qoortay ii saaran yihiin. Xooggayguu yareeyey. Sayidku wuxuu igu riday gacmihii kuwa aanan iska daafici karin.

Baroorashadii Yeremyaah 1

Baroorashadii Yeremyaah 1:6-15