Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa aawadeed waxaan ku farxaa itaaldarrooyin iyo hadallo cay ah iyo baahiyo iyo silecyo iyo dhibaatooyin Masiix aawadiis, waayo, markaan itaal daranahay, ayaan xoog badnahay.

2 Korintos 12

2 Korintos 12:3-15