Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Doqon baan noqday; idinkaase igu qasbay. Waxay ahayd inaad i ammaantaan, waayo, sinaba ugama aan liidan rasuulladii ugu wada waaweynaa, in kastoo aanan waxba ahayn.

2 Korintos 12

2 Korintos 12:7-17