Kitaabka Quduuska Ah

2 Korintos 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu wuxuu igu yidhi, Nimcadaydu way kugu filan tahay; maxaa yeelay, xooggaygu wuu ku dhan yahay itaaldarrada. Sidaa aawadeed anigoo faraxsan ayaan ku faanayaa itaaldarrooyinkayga in xoogga Masiixu igu soo dego.

2 Korintos 12

2 Korintos 12:1-13