Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Butros markuu jeestay wuxuu arkay kii xerta ahaa oo Ciise jeclaa oo daba socda; isagu wuxuu ahaa kii laabta Ciise ku tiirsanaa wakhtigii cashada oo ku yidhi, Sayidow, waa kuma kan ku gacangelin doonaa?

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:11-24