Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu waxaas u yidhi inuu tuso dhimashaduu Ilaah ku ammaani doono. Markuu waxaas yidhi dabadeed, wuxuu ku yidhi, I soo raac.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:12-22