Kitaabka Quduuska Ah

Yoo'eel 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Canabkii wuu engegay, oo berdihiina wuu dhaday, oo geedkii rummaanka, iyo geedkii timirta, iyo geedkii tufaaxa, iyo xataa dhirtii berrinka ku tiil oo dhammu way wada engegeen, oo farxaddiina way ka dhammaatay binu-aadmiga.

Yoo'eel 1

Yoo'eel 1:9-20