Kitaabka Quduuska Ah

Yoo'eel 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna beerreyda ahow, isku naxa, oo kuwiinna beeraha canabka ah ka shaqeeyow, u ooya sarreenka iyo shiciirka aawadood, waayo, beerta midhaheedii way baabbe'een.

Yoo'eel 1

Yoo'eel 1:8-16