Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 48:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga dhanka barina waa afar kun iyo shan boqol oo cawsduur, oo saddexda irdood oo xagga barina irid waa in reer Yuusuf lagu magacaabaa, iridna reer Benyaamiin, iridna reer Daan.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:22-35