Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 48:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaalada irdaheedana waa in lagu magacaabaa qabiilooyinka reer binu Israa'iil magacyadooda. Saddexda irdood oo xagga woqooyi irid waa in reer Ruubeen lagu magacaabaa, iridna reer Yahuudah, iridna reer Laawi.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:30-35