Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 48:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanuna waa inay qiyaasteeda ahaadaan: dhanka woqooyi waa inuu ahaadaa afar kun iyo shan boqol, dhanka koonfureedna afar kun iyo shan boqol, dhanka barina afar kun iyo shan boqol, dhanka galbeedna afar kun iyo shan boqol.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:12-19