Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 48:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo shanta kun oo ka hadhay ballaadhka ah shan iyo labaatanka kun waxay ahaan doontaa meel dadka ka dhexaysa oo ah magaalada la dego iyo agagaarkeeda, oo magaaladuna waa inay ku dhex taallaa.

Yexesqeel 48

Yexesqeel 48:12-24