Kitaabka Quduuska Ah

Yeremyaah 52:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa meel magaalada ahayd la jebiyey, oo raggii dagaalka oo dhammuna way carareen, oo waxay goor habeennimo ah magaaladii kaga bexeen iriddii labada derbi u dhaxaysay oo beertii boqorka ku ag tiil (haddaba reer Kaldayiin waxay ku wareegsanaayeen magaalada). Oo waxay mareen jidkii Caraabaah.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:3-14