Kitaabka Quduuska Ah

Yeremyaah 52:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii sagaalaad, bishii afraad, ayaa abaartii magaaladii aad iyo aad ugu xumaatay, oo sidaas daraaddeed dadkii dalka degganaa cunto ma haysan.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:2-7