Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii waxay yimaadeen Beytel, oo halkaasay Ilaah hor fadhiyeen ilaa fiidkii, oo intay codkoodii kor u qaadeen ayay aad u ooyeen.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:1-12