Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba raggii reer binu Israa'iil waxay ku dhaarteen, iyagoo Misfaah jooga, oo waxay isku yidhaahdeen, Midkeenna waa inaanu gabadhiisa u guurin reer Benyaamiin.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:1-11