Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin ka fogow su'aalaha nacasnimada ah, iyo abtirsiinyada, iyo murannada, iyo ilaaqda sharciga ku saabsan, waayo, waxtar iyo micne toona ma leh.

Tiitos 3

Tiitos 3:1-14